Al-Shabaab oo saaka dagaal ku qabsatay Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlada

Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay degaanka Daynuunay oo ku dhow magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab. Sida wararku nagu soo gaarayaan dagaalkan ayaa bilowday markii dagaalyahano fara badan oo ka tirsan Al-Shabaab ay dhowr jiho ka weerareen saldhig ciidamada Xoogga dalku ku leeyihiin Deynuunay. Daryanka rasaas culus … Continue reading Al-Shabaab oo saaka dagaal ku qabsatay Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlada